Sh. Macsaraawi:”Rabbi quruxda dumarka kuma sifayn dherer iyo midab toonna. Wuxuu ku sifeeyay waxa ugu qaalisan ee gabadhi leedahay: xishoodka”Xishoodka, anshaxa iyo dhowrsanaanta waa quruxda asalka ah ee gabdhaha … wixii kasoo haraa waa siyaado.Si kasta oo ay gabadhu u leedahay qurux jirka ah iyo hab samayskeeda, haddii ay xishood, dhowrsanaan iyo xushmad beesho .. wax qiima ah ma leh, kama duwana hibil xumaaday oo cayayaan ku xoomayo.Rabbi gabdhaheenna, walaalaheenna, xaasaskeenna iyo hooyooyinkeenna ha ku asturo huga xishoodka.”الحياء لا يأتي إلا بخير” … “الحياء من الايمان”Xigasho.