Shaqeeysta oo ka baxa faqriga kadibna guursada waa talo xumaan ma ahan, Yaan la guursanina waa kalmad baraarujin ah si aad boorka ugu kacdo.
Mamada halaga dhaco, ninkii guur rabo ha shaqeeysto, ha dhaha intaana wataa lakiin yaan la arkin nin gacan maran oo gabar doonaya.
Ninka shukaansi wadana ha iska joojiya oo ha shaqeeysta markuu lacag helo gabdhaha iyagaaba soo raadinaya.
Ugu dambeeyn markaa shaqeeysataan guursada mid diinleh ood ku qanacdaan hab dhaqankeeda.waalidkaagana ixtiraamto